مدد

مدد

اللاه يا مولى الموالي الله يا مولى الموالي

مواليد يا رسول الله سلام عليك

اللهم يا الله

Dalmacaaliyow

سلام الله عليكم يا سادتي في هيدنداني

الترعدي الأمثل

Umadii islaamkee ale doortayeey

يا سيدي حاج فجو

Madad nabi udgoonow madad nabi macaanow

munaasabadii xuska

Kulanwaynahan golayaasha ixtisaabka ay sanad walba yeeshaan xubnaha dalladu ayaa nasiib wanaag wuxuu sanadkan kusoo beegmayn.

sii wado

Waxaa sidii horayba caadada u ahayd dalada al ixtisaab ee fidinta barashada diinta islaamku maalmahan ka furtay dugsiyo cusub dhawr ah kuwaasoo lagu baranayo quraanka kariimka ah qabalaha qolaji ee ka tirsan dagmada baabili, halkaasoo dib udajin loogu sameeyay boqolaal qoys y

sii wado

Kulankan lix biloodlaha ah ayaa kabilaaban 9 bisha rajab sanad kan 1438 hijra xaruntadalada ee magaalada jigjiga (guul allah)

sii wado

dalladan waa mid ka shaqaynaysa faafinta barashada diinta islaamka

Dabaaldagii mawliidka

Iyadoo lagu jiro bishii barakaysnayd ee uu dhashay nabigu (scw) nuurkuna usoo baxay dunidan oo sndguradeeda ay xusaan dhamaan muslimiintu meel walboo ay joogaanba ,
Munaasabadan ayaa wayn ayaa kaqabsoontay maalintii mawliidka ahayd, xadrada guul alla halkaasoo siwayn loogu dabaaldagay maalintan qaaligaa , ahaydna mid si heer sare ahna loosoo qaban qaabiyay ayaa waxaa kazoo qayb galay bulsho aad u tira badan si ay u muujiyaan jacaylka ay uqabaan suubanaha(scw) una soo bandhigaan shucuurtooda ku aadan dhalshadiisa,
 Halkaasoo lagu soo bandhigay barnaamijyo si quruxbadan loosoo abaabulay, oo add uxiiso badan, kuwaasoo loogu dabaaldagayay malintii dhalashada nabigeena suuban(scw) waxaana munaasabadan kahadlay culaamaudiin farabadan kuwaasoo madasha kazoo jeediyay muxaadarooyin aad u qiiro badan oo kusaabsan siirada xabiibka(scw) iyo sidoo kale mawaadiic wacyigalin ah, iyadoo intii ay munaasabadu socotay lagu soo bandhigay,anaashiid aad u macaan ooy kuluuqaynayeen, arday wax kubarata dugsiya ay asaastay daladu , siddoo kale qasaaid lagu amaanayay xabiibka (scw) munaasabad oo ahay mid aad loogu riyaaqay ayaa kusoo gabagabawday jawi aad uquruxbadan ooy hadhaysay farxad iyo raynrayn.
9 Steps To Starting a Business

9 Steps To Starting a Business

This is a generic article you can use for adding article content / subjects on your website.

sii wado  
7 Big Things A Start-Up Must Have To Succeed

7 Big Things A Start-Up Must Have To Succeed

This is a generic article you can use for adding article content / subjects on your website.

sii wado  
How To Make Extra Money

How To Make Extra Money

This is a generic article you can use for adding article content / subjects on your website.

sii wado  
Boost Your Income

Boost Your Income

This is a generic article you can use for adding article content / subjects on your website.

sii wado  
How To Motivate Employees

How To Motivate Employees

This is a generic article you can use for adding article content / subjects on your website.

sii wado  
How To Pick a Name For Your Startup

How To Pick a Name For Your Startup

This is a generic article you can use for adding article content / subjects on your website.

sii wado