04 Mar
04Mar

سم الله الرحمن الرحيم

 Siqiir iyokabiir aniga oo idinsalaamaaya       ood saldhiganabigiitihiinbixiyasaadoodhan Sibaakada golaha anoomari saraakiisha  

     oosayidka iyo sheekhana 

gaarugusujuudaaya Oonsaaimiinahay sidaad aabo tahaydooni    

  saairahakujecel nuurkawaalagusifeeyaaye Sukuuniyada noogoo

 sidaandoono laguyeelo    oonoosaxeex aabiSaqdadhex              ehabeenkii anoosaacahayeedha     oosubaxa iyo maalinnimana sawdka koruqaada Oosidaan ahaybakiiaan ogayna waali igusaari     saacatu ijaabaha  anoosayidaw kuuyeedha Oosidaan ahayba kaan ogayna waali igusaari    oosidaa ilaah iguogyahay inaanakaaseexan Sirta iyo adiga oodaahirkaba nuurkanagoyeeusiiya   oosayidkayw kubaryaday sidaad tihiin abo Sukuuniyada noogoosidaan doono laguyeelo     oonoosaxee  aabihii saadadaatahaye Qiimihiina aaboynin ogquudkadagiwaaye     maqabtoohabeenkii hurdadaqaadiraan ahaye Khushuucdiina unbaankalgacal idinkuqawlaaye          imaamkaqalbigaadtihii qibladiiruuxdiiye Inkii idinqirana nuukii alaa laguquweeyaaye   qudbigii alaw waxaanunahay idinkaqaarkiine Qisadu anigama eheequb aadso gashaan ahaye           qur aan iyotafsiir waxaqeexbukuyahaye Waxa igaqulquli waawarbixin qawlkii sheekhaha e   idinkunaqadima waxaadtihiinqas usabankiiye qabuul noodhe aaboy shir kaan qiimo leenahay e                                                                                                                                                                                                                                                amaanadii ilaah beenunahay wada idayl keene  awawgeena  waaxaajicumar udubkiidiintiiye                   ubaxay dhaleen beenunahay ehelunuurkiiye     udgoonawxabiib muxamad baan ka anfacnaanuur Aduunkaba hadaan wada mulkiyo  araga sheekhayga kuma iibsadeen oonaftuu aamikeedyahaye   amaanadu intay igujirten iilka la igaynin agjoogiisa unbaanjeclahay Inaan u adeegaaye adaa naguwareegoo  qalbigaad   na ga   ahaateene      ninwaliba  siduukuu yahaalagu ahaadaaye  ilaahay  ninkuu geeyaybaa aabokuuqumaye    alxamdulilaahi baankuunaqnaye na  aqbal jiilaani talmiid  waliba aabaha dhaluu ka intifaac  daaye  aabooy matuunow runbaan kugudheecaayesidii  ilmo  labo iyo sadex jiray  baan aabo badiyaaye    sida aarangeel  olumay  ayaan  ololbal  weeyaaye sidii  ugub lo  aad oo a ragtay way sheeda      oo  ilili lagu wayrax shay baan kugu ahaadaaye sida naag  ilmaha aydhashaba  laga aqaadaayo     oo inan yar lodaayay  oon  u ogolayn meela oo eegan ubaan kalgacal kugu ahaadaaye      sida igadh kageela yaa    kolkaan ku ar ka reemaaye    ninwaliba siduukuuyahaybaalagu ahaadaaye albaabaha  furaha laga Galaad  aabo nootahaye  ilaahay nin kuu geeyay   baa aabo  kuuu qumaye alxamdu lilaahi bnaan kuunaq naye    na  aq bal  jiilaani   oo  aabo  noogee  wuxuuyahay    albaabkiiye sidii dirawalkoo gaadhigii furaydawaarkiisa       oodawadiihaan tiikushubaydoojiyahagaaska oo inuu daldheer   tago ukay  dawga  maristiisa     miyaan diiray aaboy kolkaandayayhagaagaga                                                                                                                                                                                                   sidiifarasjara lagu dabay  oowiil dusha ufuulay    oo dii lihiilagu dhuftay oodoono inuuboodo        ooheega  lagu soodabay  oocadhojidh kii duubtay  oodoono inuu boodo  ooheega lagu soodabay miyaan diiray aaboy kolkaan dayay hagaa giina raamaa li hii  aar oorimay dag eel laayay  oogool aan waligiila rarin  iyo abeer  reeb    tay  ooraamsan  oo kuruskadiri wixiirafaad gaadhay     ooraq dii jil baha saaray ooku dulrabayn  haaya miyaan reemay  aaboy kolkaan arag nay ruux dada sidii roob gu oohooray ooy raag tay dhibic diisu ooy biyuhu rooreen wadada rogayna laag oodhan ama ramadka geel oodhalay ooy raacin nirig tiisu oomeel aan reer ka udhaway laabantahay raadyar oondaaq kuraaga nin  ooy riixa olo layso   miyaan reemay aaboy kol  aan arag nay ruux daada   sidii gaadhi  meel looraray  ooraashin badanqaaday  oodirawal kii raartagalay raacigii wadayay ooriixay hoonka  ooninkiirabay uyeedhaaya  oorogay matoor kii  intuuhuriyay rug oodhan miyaan reemay aaboy kol kaan arak nay ruux dada qudbu  saban ka aragiisa waalagu qorshoobaaye intuu    qudhun ka kaasoo baxsho ayuuku guqubanuure qaws ka ayaan wajiga quruxda eeg naaye qur  aan kaa jidh kii loogu qora  qawl kii eeba haye                qalbi ga eeba hay waasa cay    ayaa cindiga eebahay xaal kayimid ayaanu celinaaye calooshaada goortuugalo ayuucarabku sheegaaye mar kaancumar uyeedhi iyo matuun culimadiidiinta      een soocod sado  aabe heen waxaancalool doono    ay caam qalbiga noodagaan ciidamada nuurku      carshi ga iyo kursigaalaga furaa caarufiin taba e caa lamu darsaan soomaray ayaa la iskuciidshaay e   xadrada caadil keen lagu arko ayaa laisku ciidshaaye caalamuqalbiga fadxi ala ayaa lagu dagaa caam e    cashada iyo qureec daa makriga lagacan toob taaye cilmiyii eebeheen oosiraayaalagucaweeyaae cin digamaxabo lagadhaamiyay ayaalagucisoobaae cabdulqaadir iyo muxamad baa lalacaweeyaae cashiraha ninkii loofuraa igacelinbaab e ninkiigobay u ectiraafayoow ma ahacaynkaase barashada markiila isufuro baxarkasheekheena waabaratan qalbiyoo ninkii badiya weeyaan eninba baan ka uulatago wuubuuxin aabohuye kolkii buuga  loo eego uubixin mushaharkooda bilad geesiwiilkii hela aybarashotaamyeesho  asgari boodoowaxaa iskajira booskawayngala e madax Wayne buuxaasaxeex loogubixiyaayemarkuubayd ka eebeheen  galo ayuubalaxsa daanuur e balan qaadna wajigii aluubasar u eeg taaye   hadalkaagu  inuuwaaxid yahay iyo haga gaa gu  inbaa laga hi laabaye  horjoo gii alaad tahaye  hilib kaaga  igubeermay ayaa kiciyay hiijaan e    hilinkii aloo aabi hiihaybadaad tahay e   jildigaa hoydaye r uuxdu way idin hortaag nayd e   haamaha qalbigaan kuufuray  nugu habee nuurka  oo idanka naguhoo tasaruf hoo alaad tahaye cirkooda ay dhulkuudaad kugalo  doogna lagawaayo danbiilugu qu aan kuu akhriyo yay udaliil tahaye  ninkiidaacadaa laga aqbali diintu waadharage  dadoow barashada ma ehee anfucu waanin loodiraye adoo dooni jiilaanibaad moodi duulkale e darajadii rasuulkii nin galay yaad la dirir taane  wardigtoonaada qub kuu eebahay doonayuu galin e   salaad aadan akhriin faataxada sababta looreebo qur aan kuna sidaasuuyahaye saxa alaab tiisa oosiduu ilaah   uyidhi uudhawra sadarkiisa  adoonkii sidaayeela waa lagusifeeyaaye  warninkii sira watoow adiga waalagugu seetayne  iimaanku uukaasoc daa sidaadanbii iaw ecadaabkana sal kuu eebahay ku gu su dhaanaareinay dii tu  saatay ninkaan sixinhaloosheego  satiroo alahayoow  baryaan kugusu aalaaye  gacmahaan ku hoos hasanaa inaad nasii saaye  alahayoow sidaan jecelahay uun nagusadsii nuur ka wanaagnagusifeeyoo indhaha nooga qaadsaxarka ooqalbiga sayid noogayeel sidii xabiibkeena  cabdu qaadir baysarantahay nabigiiyahay  uusaaran yahay  nuur ku sibaweehi  inuu muxama sabanu qaws kiiyeinuu sayidku d yahay sahanku noosheegye dadka lamasinoo aabihii saada duuyahaye nin kii sixun uhadal qaadana waaseef aluu mariy e saadada nin uuwaran kudhacay sarar ta hoos teda  uusiib tay iimaanku ayaan sida uleeyahay e sidaan ahayba aniga oon ogayn ayaan siraad kacaye sirtamaana sheegeene waaseef labood nima e nagu saamax aaboy cadhaasiibtay hadalkase oonagusifeeqorigawayn kaarihii sabanta sidaan doono nooyeel arlada saaruq  qaabadane aabo seefta noo dhiib hubkii saadadaad tahaye qub baan ahaye aabaha qalbiga noogalaad tahaye qawl kaan nidhaah naana waa  adiqudhaadiiye hal kaan qaabilana aabihii nooqumaadtahaye qoraxdii qalqiga nuurisaywoow qaalibaad tahayequruxdiina unbaa nalagu== ninkiibeen uqaatana jidh kuu qaac kagalayaaye qudradu ruuxa ma ehee  quwadiiwaaxid kuuyahayekaarahaqafilan eedadka a la isusooqariye qaaradahubkii qaaradaha hub kii gubayay ayaalagu qorsheeyaaye  saadadu ninkayqoon sato ayuu qoob ka mariyaaye nin kaan   qirin matuuna maanta waaqoorta soogaliye       talmiidyaha lashiilay eedhibada shaadho lagumaydhay eeshidhka  ugalay aabo eeshaadhka loogaliyay  shucuurtiiqalbiga  loodhigay eelagu sharaabsiiyay goor tuushin joogo ayuu sheekabararaaye  shaac buu noqdaa qoraxdan ooshayna kaaxigin erikoodh  ayshiteen oowarbixin sheegayaajira e kuwii anada shuruka u ahaana waasir looshubi e sheekadii  xusaadii  alaab saari baan nahaye  shiftada kaara lagulaayo shaag ma raa jira e   ninkii sibil amooyee wakh tigan shay cunaa jira eshadka iyomadkaba waa inaad xaraf usheeg taaye sheekh baan  uleeyahay  waxaan  sheegi yoo idilshiniduba ninkii malabka gura way ku shirixdaaye shayboow is dhiib  xaal jiruushaahid  uyahaye cimriga nin lagaraamsado  raafkunim uuqaado  iyorasaastubagasho   oodhaawac lagureebo  rabaa igu  og oo ciidamaa  la isku soo raraye koofiyad casrookeed  wada ayaa  ridi  alaab Wayne  ninkaan shee kh raaliiba  ooraadin kaa ruhuye  rafaad kaana  ana baadhig  too lagurabeeyaaye sayid awliyahaan magan galay iyo qawsu usaban kiie    saadada oodhan baan wada baryaday  iyo saadka  awliyoe  sayidka  iyo jiilaani  baan saaray gacan tii ye salaadaan laga lay muxamaduu saaran yahay nuureqalbiga oo kusugan buu arkuu saadka  noo dhi gay e  waxay no osa xeexeen inaan  ale usujuud naaye sirtaa laga fasaxay ciidamadii  saafiga ahaaye  waxa saban ka hays taana  waaseef laboodyaha e  waxasoodhka  darayaana waabooli saadtaha e  sibaakada  iyo koofiyad casta  ayaa  soogan meelaha e saraa kiishu na  jiibay arlada sahan ku eegaan e  saldhig yahana kaaray stahaa sugi  warkoodaas e waxay soo ar kaan baa war bixin la isku siiyaa ye  silsiladluhu goor  tuu baxo  ayay sababi joog  taaye  ninka an sayidka iyo sheekha marinba  waala sudha yaaye sukuuniyad  ninkaan wadana waaseef aloo mariye sidaad  moodi ma ahoo  sirtaa la iska laagaaye  adiga oon kusugmin  anada waalagu  sunoobaaye  adiga oosaacuba kaatagay  hun guri uukusababaaye  war siyaarada kuwiiqaadan jirayoow qaata samirkiina   oosamada kore looxa eeg waxa sa xeex yaala   adiga oo cilmiga sadarka garan wuxuucadaynhaayo  ooncaabudin  oodiida  waa camalkii shaydaane  hunguri waacadaa wee hadaad subax  cashay siiso  kolacaagimaayee  cadaab buukugaliyaaye cibaaroo  yinkii  nabiga oosida  cad ceedaasa  uucaadil keen  ruux gashada cisi ga nuurkiisa  cumar binu khadhaab baa  iskajira muxamad cayntiise camalkaaga oodiidmase waalagucadaabmaaye cabduqaadir  oodiran casa kii rta ooy calawi yin tii  utahay ciidamada gaadh ka uucaam qur  aan kii ku yahay  sadarka cayn tiisu war hadiilala cadaawoodo waacadha  ilaahaye




Comments
* The email will not be published on the website.