taasoy dalado ugu talagashay inay helaan tacliin diimeed oo lajaanqaadaysa duruuftooda nololeed si ay  ola wadaagaan dheefta asaagood, waxayna daladu udhamaystitay dhamaan eedeegii waxbarasho ee looga baahnaa dugsi quraan, iyo sidoo kale macalimiinti dhigi lahayd, ayadoo ka duulaysa daladu hadafkeedii ahaa inay gudato waa jibkii diineed ee kasaaraa dacwada iyo in lagaadhsiiyo waxabarashada diinta islaamka meelwalba.