بسم الله الرحمن الرحيم 

   Kulan aykasoo qabqaadan

macalmiin quraanka kariimka ah kudhigta dar ilaahay oo ay tiradoodu kabadantahay 300 oomacalin ayaa kabilaabmaya magaalada jigjiga kulan kan oo hadii alaha awoodalihi ogolaado lagaga wada tashandoono sidii loo dardar galin lahaa horu marinta kitaabka ale subxaanahu watacaala  

iyo sunaha nabigeena suuban 

waxaa intaa dheer dawro cilmi ah oo loo qaban hayo dhamaan macalimiinta dawradan oosocon haysa hadii ale yidhaahdo ilaa sadex bilood waxaalarajaynhayaa in ay noqoto    tufaaiido muhim ah uyeelata macalimiinta